Hon Mohamed Mahamud Esse oo ka qayb galay Daah furka Waxbarashada Puntland.
Hon Mohamed Mahamud Esse gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiillada dowladda Puntland ayaa ka qayb galay daahfurka shirkweynaya 7aad ee dib u eegista waxbarashada Puntland. “Waxaan maanta ka qayb galo daah-furka Shirweynaha 7-aad ee Dib-u-eegista Waxbarashada Puntland, oo si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe, waxaa sidaasi yiri Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha […]
Read More